𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚:𝟐𝟗/𝟎𝟔/𝟐𝟎𝟐𝟔, (𝐂𝐒𝐂) –Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL, iyadda oo tixraacaysa Xeerka shaqaalaha dawladda Xeer Lr.97/2022, qodobka gaad farqadiisa 1aad Xarafka T oo qeexaya "Qof kasta oo Shaqaale dawladeed ah waxa ka reebban in uu xil ka qabto ama uu xubin ka noqdo xisbi siyaasadeed ama dhaqdhaqaaq siyaasadeed ama uu ku milmo arrimaha siyaasadda"
Duco Wadareed
Shaqaalaha dawladda oo looga digay in ay ku dhex milmaan xisbiyada siyaasadda.
Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL, iyadda oo tixraacaysa Xeerka shaqaalaha dawladda Xeer Lr.97/2022,