
Professor Salax Jamac Husein
Dhammaan qurba-joogta Somaliland iyo guud ahaan Soomaalida isku afka ah waxay tacsi tiiraanyo leh iyo duco u dirayaan qoyskii, qaraabadii, iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Professor Salax Jamac Husein, oo ku geeriyooday dalka Canada sannadkii 2025, isla markaana dhammaadkii sannadkaasi lagu aasay dalka Canada.
Waxaan Alle uga baryaynaa inuu Marxuumka su'aasha u fududeeyo, dunuubtiisana dhaafo, kuna abaalmariyo Jannatul Fardowsa. Dhammaanteenna, gaar ahaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay, Allaah ha naga siiyo samir iyo imaan saadiq ah.
Aamiin, Aamiin, Yaa Rab.