“Qadiyadda Qudus waa dastuur jabin, Waxaanu diidanahay oo xisbiga Kaah ka soo hor jeeda in Safaaradda laga furo Magaalada Barakaysan ee Qudus .

Haa iyo maya isku soo noqnoqota mudane madaxweyne idinka laydinku yaqaana, ma diidanin jiritaanka dalka Isra’iil iyo in iskaashi lala yeesho ee waxaanu ku doodayna waa qodobo dastuurjabina , 

“Aqoonsiga lagama dhigan karo dhufays, Madaxwaynaha iyo Xukuumaddiisu shalay waxay ka soo horjeeddeen MOU gii Madaxweyne Muuse galay, iyagoo leh waxaanan ogayn taageeri mayno. sidoo kale waxay ka soo jeeddeen heshiisyadii la galay ee ay ka mid ahayd DP World.” Gudoomiye Xaashi 

Maxamuud Xaashi Cabdi 
Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Kaah