Berbera– Mudaneyaasha golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa cod aqlabiyad ah ku doortay, duqa iyo ku-xigeenka Berbera.


Maxamed Ibraahin Dable ayaa loo doortay maayerka Berbera, halka Baashe Cabdillaahi Yacquub na loo doortay maayer-ku-xigeenka.