Spain oo ku guuleysatay Koobka Adduunka ee 2026.
Dalka Spain, ayaa caawa ku guulaystay koobka Adduunka 2026, kadib markii guul-darro xannuun kulul ay u gaysteen dalka Argentina iyo xidigooda Leo Messi oo difaacanaayaay Koobkan,iyaga oo kaga badiyay 1 gool.
Lamine Yamal iyo dalkiisa Spain oo koobka Adduunka ee 2026 wacdaro ka dhigay, ayaa horseed u noqday in dalkoodu uu markii labaad qaado koobka Adduunka, waxayna hore ugu guulaysteen koobkii Adduunka 2010 ee lagu qabtay dalka Koonfur Afrika.