Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya  Waxa lagu Soo Bandhigi Doonaa Buuga"Somaliland State Building" oo laga Qoray dhisamaha Somaliland Buugan oo caasimada Hargeysa iyo meelo badan

Lagu soo bandhigay.


Qoraaga buugga Dhismaha iyo Horumarka Dawladnimada Somaliland “ Somaliland State Building” Safiirkii hore Somaliland ee Kenya, Amb. Dr. Maxamed Axmed Maxamuud (Barawani), oo hadda ah Agaasimaha Guud ee Machadka Bariga Afrika (CPI).


Haddaba bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Kenya waxa la ogaysiinaya in sabtida 19th September 5:00 PM lagu soo bandhigii doono Golis Restaurant and Cafe Kayahwe Rd, Kilimani ee Magaalada Nairobi.