Khudbada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka jeediyey Xuska Maalinta Xorriyadda ee 66-guurada 26-ka Junne.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa ka qayb-galay munaasabadda Qaran ee lagu xusay 66-guurada maalintii taariikhiga ahayd ee 26-ka Juun 1960, taas oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada.