"Aniga iimaydaan dooran inaan Falastiin u hadlo, waxaad ii doorateen inaan ka hadlo arrimaha Somaliland. Marnaba kamaynaan hor imaanin Falastiin iyo shacabkooda midna." Madaxwaynaha JSL Dr. Cabdiraxmaan Cirro.