Waxbarashada JSL ayaa dardaarankii u dambeeyey u diray ardayda berri u fadhiisanaysa imtixaanka shahaadiga
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JSL, Prof. Ismaaciil Ducaale Yuusuf ayaa dardaarankii ugu dambeeyey u diray ardayda berri u fadhiisanaysa imtixaanaadka.